Home » Archives by category » All News (Page 1137)
Baarlamaanka Soomaaliya oo Diiday Mooshin ku saabsan guddiyada joogtada ah

Maanta waxaa golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka bilowday dood aay soo qaddimeen     xildhibaanada qaarkood oo ku saabsanayd in laga doodo islamarkaana loo codeeyo in la beddelo guddiga joogtada ah ee xildhibaanada,iyadoo xildhibaanada soo qaddimay mowshinka aay ku dhaliilayeen guddiyada joogtada ah in aanay gudan xilalkii loo idmaday . Fadhiga gola Baarlamaanka ee maantay waxaa […]

Continue reading …
Weerar lagu soo Qaaday Musharax u tartamayey Madaxweynanimada Puntland

  Waxaa maanta la weeraray Gaari waday Cabdidaahir Maxamad Yusuf Yeey oo kamid ah Musharaxiinta  Madaxweyninimada Puntland,oo ku sugnaa bartamaha Magaalo Madaxda Garoowe. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa goobta waxyeeladu ka dhacday waxaay sheegeen in weerarkaas lagu qaaday musharaxa aay soo qaadeen ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo ka amarqaata madaxweeyne Faroole.Midkamid ah musharaxiinta […]

Continue reading …
Sideed Qof oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dawladad

  Saaka waxaa ka dhacay  aagga Mukayga ee degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada hoose dagaal dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Ciidamada waxaana dagaalku ka dhacay bar isbaaro u tiil cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida oo aay soo weerareen ciidamo kale oo doonayey in aay bartaas kala wareegaan ciidamadii horay u haystay. waxaa la sheegayaa […]

Continue reading …
Meheradihii Soomaalida oo lagu boobay Koonfurta Suudaan

      Dagaalka ka bilowday koonfurta Dalka Suudaan wuxuu Keenay  in la boobo ganacsigii xooganaa oo Soomaalidu ku lahaayeen dalka Koonfurta   Suudaan Waxaana khatar galay naftii dadka Soomaaliyeed oo kunoolaa dalkaas. Halka ugu daran oo Soomaalida lagu boobay waa magaalad Bor ee ku taal waqooyiga Suudaan oo aay la wareegeen mucaaradka kasoo horjeeda […]

Continue reading …
Baarlamaanka dalka soomaaliyia oo kalsoonidii siiyey raiisulwasaaraha Cusub

  Maanta oo sabti ah waxaa madaxweeynaha Soomaaliya uu baarlamaanka usoo bandhigay Raiisulwasaaraha cusub oo uu doortay kaddib markii baarlamaanku xilkii uu hayey uu ka xayuubiyey Raiisulwasaarihii horeMudane Saacid. Madaxweeynaha ayaa ugu horreyn khudbad kooban ka akhriyey kulankii maanta ee xildhibaanada isaga oo horkeenay Raiisulwsaaraha cusub kana codsaday in aay ansaxiyaan C/weli Sh.Axmad si uu […]

Continue reading …

Xaaladda Keenya

1 Comment
Xaaladda  Keenya

Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta Kenyanka ah,” ayay hadalkeeda raacisay. Hadalka wasiiradda arrimaha dibadda Kenya ayaa kusoo beegmaya xilli ay maalmihii lasoo dhaafay dagaallo culus ka dhacayeen magaalada Jubba ee […]

Continue reading …

Raiisulwasaare Cusub

2 Comments
Raiisulwasaare Cusub

Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada, laguna khal khal galinaya amniga. “Waa fal laga argagaxo oo meelna raad kaga lahayn Islaanimada iyo Bani’aadantinimada, waana wax laga xumaado in weerar noocaas ah lagu qaado dhaqaatiir habeen iyo maalin u taagan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen shacab ay […]

Continue reading …

Wasiirkii hore

1 Comment
Wasiirkii hore

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey in uu jannadiisa ka waraabiyo. Mudane Cabdi Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku tilmaamay xildhibaanka geeriyooday nin ay ku weynayd u adeegidaa dadka iyo dalka Sooomaaliya, […]

Continue reading …
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Dagaallo Beeleed uma Dul-qaadanayno Qas-wadayaashana Tallaabo adag ayaa laga Qaadayaa”

Talaado, December 17, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay colaadaha iyo dagaallada kasoo cusboonaaday deegaannada qaarkood, isagoo tacsi u diray dhammaan shacabkii ay waxyeelladu kasoo gaartay dagaallada. “Waxaa nasiib-darro ah in deegaannada qaarkood ay dagaallo sokeeyo ka dhacaan, gaar ahaan deegananada gobollada Shabeelaha […]

Continue reading …
Qarax khasaare geystey oo goor dhow Boosaaso ka dhacay

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku taal dhabarka dambe ee saldhigga dhexe ee booliska magaalada Boosaaso.   Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Bari, Bashiir Ismaaciil (Hoobaleey) Hawl-wadeenada isbitaalka magaalada Boosaaso oo […]

Continue reading …