saacid (1)

Wasiirkii hore

Filed under: All News |

saacid (1)

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey in uu jannadiisa ka waraabiyo.
Mudane Cabdi Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ku tilmaamay xildhibaanka geeriyooday nin ay ku weynayd u adeegidaa dadka iyo dalka Sooomaaliya, islamarkaasina shaqadiisa si hufan u gudan jiray