Shirkada Facebook oo lacag aan caadi aheyn ku gadatay Gatey Barnaamijka Fariimaha ee WhatsApp
Shirkadda Facebook ayaa gashey heshiis ay kula wareegeyso barnaamijka fariimaha telefoonada la isaga dhex-diro ee WhatsApp, Facebook ayaa WhatsApp dul dhigey $16 Bilyan waxaana qayb ka mid ah lacagta ay…
Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa
Waxaa maanta ka dhacay qarax agagaarka Jidka Tribuunka qaraxaas oo lala beegsday Kuxigeenka Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar Waxaana la rumaysan yahay in qaraxaasi ka dhashay waxyaabaha qarxa oo…
Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho
Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi. Dadka…
Maanta iyada oo aan loo kala harin waxaa lasii sagootiyey Raiisulwasaarihii hore Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen
Waxaa maanta Gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo buuxiyey Madaxdii dalka iyo ergooyin farabadan oo uu hoggaaminayo Madaxweeynaha Soomaaliya waxaana markii uu soo degay maydka Marxuumka loo…
Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntiland (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi ballaaran…
Berri oo Jimce ah ayaa La keeni doonaa Maydkii Marxuum Cabdirizaaq Magaalada Muqdisho.
. Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga heerka Qaran oo loo xilsaaray aaska Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdirizaaq Xaaji Xusseen waxaa berito oo jimce ah la keeni doonaa magaalada muqdisho Meydka…
Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah
Deeqdaan waxaay katimid Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana loogu deeqay Cisbitaalka madiina oo daawadaas baahi weeyn u qabay iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo iyagu faraha ku haya cisbitaalo gaar ah oo…
Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya
Waxaa Xalay Dalka Mareeykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Raiisulwasaarihii Hore ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen oo ah halgamaa ka qaybqaatay dagaalkii loo galay dhidbidda Xorriyadda Marxuum Cabdirizaaq…
Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey
Lixbilood kaddib waxaa lasiidaayey xalay Xassan Daahir Aweeys oo ilaa 2006dii dagaal hubaysan kula jiray dawladda Soomaaliya kuna biiray kooxda dhiigyahabka ah ee Alshabaab Daahir Aweeys wuxuu farciddi leh uga…
Somaliland clan loyalty hampers women’s political prospects
Women face few restrictions in Somaliland, the self-declared independent republic in the north-western corner of conflict-ridden Somalia. They can work, own property, and be vocal on social issues. But politics…
