Home » Entries posted by Abdillahi (Page 1136)
Entries posted by abdi
Ciidamda kooxda Alshabaab oo weerar kadis ah kusoo qaaday Mahaddaay

Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda  oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si kumeelgaar ah u qabsadaan magaalada waxaay doonaanan ka sameeyaan iyagoo tallaabo aargoosi ah kula dhaqmay dadka reer mahadday ,islamarkaana aay bililiqaysteen goobo ganacsi . Alshabaab […]

Continue reading …
Faroole oo xilkii ku wareejiyey Madaxweeynaha Cusub

____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu xilkii k wareejiyey Madaxweeynaha Cusub Prof.Cabdi Wali Gaas oo horay usoo ahaa raiisulwasaarihii dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya. Khudbado ayeey isweeydaarsadeen labada  madax ,waxaana Mudane […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilkii la wareegay.

  Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad Xirsi. Xilwareejintaas o oka dhacday xarunta baarlamaanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ,waxaa kale oo goob joog […]

Continue reading …
Cabdiwali Baa loo doortay Madaxweeynaha Puntland

Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday Cabdiwali oo noqonaya madaxweeynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota. 11 xildhibaan baa isu soo sharaxday doorashada xilka madaxweeynanimada sided kamid ah musharaxiintu waxaay […]

Continue reading …
Berrito waxaa la dooranayaa Madaxweynihii Puntland

Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta   Musharaxiinta Madaxweynaha      C/raxmaan […]

Continue reading …
Puntland waxaa laxoojiyey Nabadgalyadii Caasimadda

Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana aay soo galaan xarunta doorashada. Maalinta doorashada oo ku aadan bisha 8 Jannaayo waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqyada gadiidka iyo dadkaba inta doorashadu socoto Taliyaha Ciidanka […]

Continue reading …
Baarlmaanka Cusub ee Puntland oo Guddoomiye KMG ah doortay

Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku doorten guddoomiye ku meelgaar ah waxaana loo doortay Mudane Cali Axmad Cusmaan oo noqday xildhibaankii ugu da´da weeynaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub wuxuu jagada sii haynayaa […]

Continue reading …
Guddiga khilaafaadka oo ku dhawaaqay Magacyadii Xubnihii Baarlamaanka

Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada cusub ku jira labo haween ah oo laga kala soo doortay Mudug iyo Sool taasoo  cabasho wayn aay ka muujiyeen haweenka Soomaaliyee Hoos ka akhriso […]

Continue reading …
Somali journalist Killed in Somalia in 2013

  Mohamed Mohamud Universal TV October 26, 2013, in Mogadishu, Somalia Unidentified gunmen shot Universal TV reporter Mohamed Mohamud, 26, outside of his home on October 22, 2013, in Wadajir district of the capital, Mogadishu, local journalists told CPJ. He was shot six times in the neck, chest, and shoulder as he drove to work, […]

Continue reading …

2 Comments

Shir Maanta aay Yeesheen Cadde Muuse iyo Faroole oo ku dhammaaday Isafgarad Waxaa maanta madaxtooyda Puntland ku kulmay wadahadalna ku yeeshay Madaxweyne Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole iyo Madaxweeynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse.Kulankaas waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dhammayn lahaa khilaafkii dhexyiil labadaas Masuul oo muddaba warbaahinta isu marinayey ereyo cambaarayn ah ,waxaana ugu […]

Continue reading …