
Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii
aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne
kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo
soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto
hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta
Musharaxiinta Madaxweynaha
- C/raxmaan Maxamed Faroole
- Cali Xaaji Warsame
- Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
- Shire Xaaji Faarax
- Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yeey
- Cali Cabdi Awaare
- Cali Cabdiqaadir Yuusuf
- Cabdiwali Maxamuud Guray
- Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke
- Cabdilaahi Siciid Samater
- Maxamed Cabdinuur Xirsi
Musharaxiinta Madaxweeyne kuXigeenka
- Cabdisamad Cali Shire
- Daahir Xaaji Khaliif Maxamed
- Cabdirisaaq Maxamed Cumar
- Maxamed Xirsi Ducaale
- Maxamuud Caydiid Dirir
- Axmed Cilmi Cismaan Garaash
- Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar
- Xusen Xaashi Xasan
- Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade
- Cabdilaahi Daahir Maxamuud
Berrito oo arbaco ah bishuna tahay 8 ,waxaa golaha baarlamaanka
si toos ah uga Bilaabmaya doorashada Madaxweeynaha iyo kuxigeenkiisa
Ballanteenu waa berrito inshaallah iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland
Xassan Muuse
Waaxda Wararka Garoowe/Puntland

Comments are closed.