Home » Entries posted by Kasmaal webmaster (Page 2)
Entries posted by Fikradaada dhiibo hana caytamin
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo tababar ugu soo xiray dalka Uganda ciidamo ka tirsan kuwa X.D.S

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa kaga qaybgalay dalka Uganda xaflad lagu soo afmeerayay tababar mudo dheer uga socday Uganda ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya kuwaasoo tababarkooda ay maalgalisay midowga Yurub. Xaflada oo ay ka qaybgaleen saraakiil ka socota midowga Yurub, saraakiil ka tirsan ciidanka Uganda iyo waliba abaanduulaha ciidanka X.D.S […]

Continue reading …
Bandhig Farshaxameed Soomaali ah oo Markii ugu Horreysay lagu soo ban-dhigay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Bandhig farshaxaneed Soomaaliyeed ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo bandhigan uu qayb ka yahay barnaamij cusub oo loogu magac-daray (Quraca Nabada), kaasoo suura-gelinaya in dhaqanka farshaxanka iyo fanka loo adeegsado sidii nabadda Soomaaliya loo xoojin lahaa, isla markaana la isku soo dhaweyn lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay colaaduhu kala […]

Continue reading …
Kismaayo :Dibad-bax lagu Taageerayo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Boqollaal qof oo dadka reer Kismaayo ah ayaa saaka waxa ay guryahooda uga soo kalaheen si ay u muujiyaan taageeradooda ku aadan ra’isul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Max’ed. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba, Haween, Dhalinyaro, Odoyaal iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo, ayaa […]

Continue reading …
Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya

Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya,kaaso u qaabilsanan doonna arrimaha Soomaaliya . IGAD waa urur ay ku mideysanyihiin dalalka dhaca barriga Afrika,waxana dal walba uu ururku ku leeyahay ergey si gaar ah ugu warhaya arrimaha ka dhacaya,waxana Soomaaliya xilligaan loo magacaabay siyaasi in badan ku soo dhexjiray siyaasada barriga Afrika oo horrey […]

Continue reading …
Jawaari: Gudigga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay isku raaceen in maalinnimada Arbacada RW cusub la horkeno

kulan waqti qaatay oo maantay xafiiska guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ke dhexmaray guddoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka,ayaa waxaa laga codsadey in madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya in Ra’isulwasaaraha uu Baarlamaanka horkeeno maalinnimada Arbacada ah ee toddobaadkan oo ay taariikhdu ku beegantahay 18ka-December. Qodobbada looga hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah oo socday mudo Lix saacadood ah ayaa […]

Continue reading …
Wasiirka difaaca ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna siiyeen xogta hawlgalka ka dhacaya gudaha Soomaaliya

Muqdisho (KSM) Wasiirka Difaaca dawlada federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa shaaca ka qaaday maanta in waasaradda difaaca ay ka wahaysay weerarkii ciidamada gaarka ee Mareykanka ka fuliyeen magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose subaxnimadii Sabtida ee ina dhaaftay.Wasiirka ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna […]

Continue reading …
Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif

Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda AMISOM ayaa kulan kula yeeshay magaalada Minneapolis jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ku nool. Anaadiif ayaa ku sugnaa maalmahan magaalada Minneapolis, iyadoo kulanka uu qayb ka yahay kulammo uu la yeelanayay Soomaalida qurbaha ku nool, isagoo bishii May ee […]

Continue reading …
Page 2 of 212