{"id":676,"date":"2014-07-24T16:00:15","date_gmt":"2014-07-24T14:00:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.kasmaal.com\/?p=676"},"modified":"2014-07-24T16:21:29","modified_gmt":"2014-07-24T14:21:29","slug":"allah-ha-u-naxariisto-halyeeyad-saado-cali-warsame","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.kasmaal.com\/?p=676","title":{"rendered":"Allah ha u naxariisto Halyeeyad Saado Cali Warsame"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Saado-Caliwar1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-678\" alt=\"Saado Caliwar\" src=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Saado-Caliwar1-300x187.jpg\" width=\"300\" height=\"187\" srcset=\"https:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Saado-Caliwar1-300x187.jpg 300w, https:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Saado-Caliwar1.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa shaly lagu dilay magaalada muqdisho fanaanadii waddaniga ahayd Saado Cali Warsame oo la hubo in aay adkaandoonto in la helo cid buuxisa kaalinteedi waddanonimo iyo codkeedii aay ugu hiilin jirtay dadka laga gardaran yahay ,saado marna kalama bakhiilin codkeeda i fikradeeda cidkasta oo laga gardaran yahay.!990kii iyadoo dalka aan ka cararin diyaarna u ah in xabsiga loo taxaabo bay ahayd fanaanadda qur ah oo mu bareertay in aay ka hadasho dhibtii dalka tiil,iyadoo qaaday heesihii aay kamid ahaayeen: Lankruser,war ninkow ninkow,Burcadii jaseesko ,bokaasaba lasoo dhaaf iyo kuo kale oo halis nafteedu u gashay.<br \/>\nSaado Cali waxaa aad loogu xusuusandoonaa heesihii qiirada lahaa oo aay ugu hiilinaysay dadka la ga gardaran yahay oo heestii ugu dambaysay aay uga hadashay xasuuqa ka socda shabeelada hoose .<br \/>\nXildhibaan saado cali waxaa dishay gacan ka gardaran,waxaayna dhimatay iyadoo sooman ,ilaahay jannadii Fardowsa ha kawaraabiyo ,ummadda soomaaliyeedna samir niyo iimaan allah ha kasiiyo.<\/p>\n<ol>\n<li>\n<div data-context-item-id=\"_x0ow1C1NQs\">\n<div>\n<div dir=\"ltr\">olow\u00a0<b>wadani<\/b>\u00a0culus.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/li>\n<li>\n<div data-context-item-id=\"RDjtRO3dUCs\">\n<div>\n<div><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" alt=\"\" src=\"http:\/\/i.ytimg.com\/vi\/RDjtRO3dUCs\/mqdefault.jpg\" width=\"185\" height=\"104\" \/><\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/www.youtube.com\/watch?v=RDjtRO3dUCs\" data-sessionlink=\"itct=CDIQ3DAYAyITCJ6l8qaR3r8CFSOncAod83oAzij0JFIbc2FhZG8gQ2FsaSBIZWVzbyB3YWRkYW5pIGFo\">10:11<button title=\"Watch Later\" type=\"button\" data-button-menu-id=\"shared-addto-watch-later-login\" data-video-ids=\"RDjtRO3dUCs\"><img decoding=\"async\" alt=\"Watch Later\" src=\"http:\/\/s.ytimg.com\/yts\/img\/pixel-vfl3z5WfW.gif\" \/><\/button><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<h3><a dir=\"ltr\" href=\"http:\/\/www.youtube.com\/watch?v=RDjtRO3dUCs\" data-sessionlink=\"itct=CDIQ3DAYAyITCJ6l8qaR3r8CFSOncAod83oAzij0JFIbc2FhZG8gQ2FsaSBIZWVzbyB3YWRkYW5pIGFo\">Hees Wadani Ah Saado Cali Warsame by Beeldeeq TV<\/a><\/h3>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Maxamad Cali Deyr<\/strong><br \/>\n<strong>Waaxda wararka Kasmaal\/Muqdisho\/Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shaly lagu dilay magaalada muqdisho fanaanadii waddaniga ahayd Saado Cali Warsame oo la hubo in aay adkaandoonto in la helo cid buuxisa kaalinteedi waddanonimo iyo codkeedii aay ugu hiilin jirtay dadka laga gardaran yahay ,saado marna kalama bakhiilin codkeeda i fikradeeda cidkasta oo laga gardaran yahay.!990kii iyadoo dalka aan ka cararin diyaarna u ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":677,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[21,17],"tags":[],"class_list":["post-676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-all-news","category-more-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=676"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":682,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/676\/revisions\/682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}