{"id":403,"date":"2014-02-20T18:54:06","date_gmt":"2014-02-20T17:54:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.kasmaal.com\/?p=403"},"modified":"2014-02-20T18:54:06","modified_gmt":"2014-02-20T17:54:06","slug":"shirkada-facebook-oo-lacag-aan-caadi-aheyn-ku-gadatay-gatey-barnaamijka-fariimaha-ee-whatsapp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.kasmaal.com\/?p=403","title":{"rendered":"Shirkada Facebook oo lacag aan caadi aheyn ku gadatay Gatey Barnaamijka Fariimaha ee WhatsApp"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/kkk.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405\" alt=\"kkk\" src=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/kkk-300x158.jpg\" width=\"300\" height=\"158\" srcset=\"https:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/kkk-300x158.jpg 300w, https:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/kkk.jpg 309w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/images.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-404\" alt=\"images\" src=\"http:\/\/www.kasmaal.com\/wp-content\/uploads\/2014\/02\/images.jpg\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkadda Facebook ayaa gashey heshiis ay kula wareegeyso barnaamijka fariimaha telefoonada la isaga dhex-diro ee WhatsApp, Facebook ayaa WhatsApp dul dhigey $16 Bilyan waxaana qayb ka mid ah lacagta ay u bixinayaan caddaan ama Kaash halka qaarka kalena ay yihiin Saamiyo.<\/p>\n<p>Dhamaadki sanadki 2012 iyo weliba sanadkii 2013 ayaa warar hoose soo baxeen oo sheegaya in shirkadaha Google iyo Facebook ay tartan ugu jiraan in ay gataan barnaamijkan caanbaxay ee WhatsApp.<\/p>\n<p>Marka la eego heshiiska Facebook kula wareegtey WhatsApp ayaa dhigaaya in $12 Bilyan ay ku bixineyaan Saamiyo, $4 bilyan waxay ku bixinayaan caddaan ama kaash toos loo siinayo mulkiilayaashii WhatsApp. Facebook ayaa sidoo kale bixinaaya $3 bilyan oo Saamiyo xadidan ah taas oo ay si khaas ah u leeyihiin AsaasayaashiisShirkadda WhatsApp iyo shaqaalaha, waxaana guud ahaan lacagta ay ka dhigeysaa $19 Bilyan.<\/p>\n<p>WhatsApp ayaa la asaasey sanadkii 2009 waxaana sameeyey laba Injineer oo horey uga shaqeyn jirey Shirkadda Yahoo, Jan Koum iyo Brian Acton. Xarunta u weyn ee shirkadaa ayaa ku taala Mountain View ee Gobolka California cariga Maraykanka.<\/p>\n<p>Mark Zuckerberg oo ah taabbageliyaha ama asaasaha shirkadda Facebook ayaa sheegey in WhatsApp uu ku socdo in uu gaaro 1 Bilyan oo isticmaale, adeeega halkaas gaarana waa mid qiime weyn ku fadhiya ayuu yiri bayaan uu soo saarey iibka ka dib.<\/p>\n<p>Whats App ayaa ku shaqeeya Internetka waxaana uu u shaqeeya sida SMS si gaar ah waxa uu ugu shaqeeyaa telefoonada casriga ah ee taabashada ku shaqeeya, waxaana barnaamijku lee yahay in ka badan 450 milyan oo isticmaale maalinkasta.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee hadalhaynta ayaa ah qiimaha baaaxadda leh ee la kala siistey shirkadd jirtey muddo 4 sanoah oo keliya, sidoo kale waxaa la sugayaa sida la isugu xiri doono Facebook iyo WhatsApp oo ah aba aaladood oo si weyn loo isticmaalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Shirkadda Facebook ayaa gashey heshiis ay kula wareegeyso barnaamijka fariimaha telefoonada la isaga dhex-diro ee WhatsApp, Facebook ayaa WhatsApp dul dhigey $16 Bilyan waxaana qayb ka mid ah lacagta ay u bixinayaan caddaan ama Kaash halka qaarka kalena ay yihiin Saamiyo. Dhamaadki sanadki 2012 iyo weliba sanadkii 2013 ayaa warar hoose soo baxeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":404,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-all-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/403\/revisions\/406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}