{"id":396,"date":"2014-02-08T11:58:32","date_gmt":"2014-02-08T10:58:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.kasmaal.com\/?p=396"},"modified":"2014-02-08T11:58:32","modified_gmt":"2014-02-08T10:58:32","slug":"dadweyne-badan-oo-maanta-buux-dhaafiyay-xarumaha-shirkada-isgaarsiinta-hurmuud-ku-leedahay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.kasmaal.com\/?p=396","title":{"rendered":"Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi.<\/p>\n<p>Dadka tagay Xarunta Hurmuud ayaa waxaa gaaray Warar aan jirin oo la xariira in Shirkada Isgaarsiinta Hurmuuday xireyso adeegada EVC+ sidaa darteedna ay dadku ugu yacaeen xarumaha Shirkadaasi si ay lacagahooda ugala soo baxaan.<\/p>\n<p>Cali Fadhaa oo katirsan Masuuliyiinta Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ayaa beeniyay Wararka sheegaya in Shirkada Hurmuud ay joojineyso adeega EVC-ga waxa uuna tilmaamay in warkaasi suuqa galiyeen dad beenaalayaal ah.<\/p>\n<p>Dhinaca Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ayaa Macaamiisheeda waxa ay dhinaca Fariimaha Mobelka ugu direyso Fariimo ay dadweynaha ugu sheegeyso in ay been tahay in Shirkada ay hakineyso Adeega EVC+-ka.<\/p>\n<p>Fariinta Hurmuud Macaamiisheeda u dirtay ayaa u qornaa sida tan &#8221;Waxaan Macaamiisheena Sharafta leh u xaqiijineynaa in Adeegga EVC+ aysan jirin haba yaraatee wax cabsi ah oo ku wajahan , Waxaan maaamiisheena kusiineynaa Kalsooni buuxda iney adeegooda si buuxda u isticmaali karaan hantidooda waqti kasta oo ay u baahdaan &#8221; ayaa lagu yiri Qoraal ay Hurmuud u dirtay Macaamiisheeda.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga hadal hayay arintan ku aadan in Shirkada Isgaarsinta Hurmuud hakineyso adeega EVC+ taa oo keentay in macaamiil badan oo adeegaasi isticmalai jiray ay walaacaan.<\/p>\n<p><b><i>M.Birqabad<br \/>\nXaafiiska warbaahinta Kasmaal.com<br \/>\nMuqdisho Somalia<\/i><\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi. Dadka tagay Xarunta Hurmuud ayaa waxaa gaaray Warar aan jirin oo la xariira in Shirkada Isgaarsiinta Hurmuuday xireyso adeegada EVC+ sidaa darteedna ay dadku ugu yacaeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":397,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-all-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":398,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/396\/revisions\/398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.kasmaal.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}