Qarax khasaare geystey oo goor dhow Boosaaso ka dhacay
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku…
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo tababar ugu soo xiray dalka Uganda ciidamo ka tirsan kuwa X.D.S
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa kaga qaybgalay dalka Uganda xaflad lagu soo afmeerayay tababar mudo dheer uga socday Uganda ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya kuwaasoo…
Bandhig Farshaxameed Soomaali ah oo Markii ugu Horreysay lagu soo ban-dhigay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Bandhig farshaxaneed Soomaaliyeed ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo bandhigan uu qayb ka yahay barnaamij cusub oo loogu magac-daray (Quraca Nabada), kaasoo suura-gelinaya in…
Kismaayo :Dibad-bax lagu Taageerayo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Boqollaal qof oo dadka reer Kismaayo ah ayaa saaka waxa ay guryahooda uga soo kalaheen si ay u muujiyaan taageeradooda ku aadan ra’isul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane…
Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya
Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya,kaaso u qaabilsanan doonna arrimaha Soomaaliya . IGAD waa urur ay ku mideysanyihiin dalalka dhaca barriga Afrika,waxana dal walba uu ururku ku…
Jawaari: Gudigga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay isku raaceen in maalinnimada Arbacada RW cusub la horkeno
kulan waqti qaatay oo maantay xafiiska guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ke dhexmaray guddoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka,ayaa waxaa laga codsadey in madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya in Ra’isulwasaaraha uu Baarlamaanka horkeeno…
Wasiirka difaaca ayaa sheegay in saacado ka hor weerarka ay la soo xiriireen saraakiil Mareykan ah, ayna siiyeen xogta hawlgalka ka dhacaya gudaha Soomaaliya
Muqdisho (KSM) Wasiirka Difaaca dawlada federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa shaaca ka qaaday maanta in waasaradda difaaca ay ka wahaysay weerarkii ciidamada gaarka ee Mareykanka ka fuliyeen magaalada…
Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif
Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda AMISOM ayaa kulan kula yeeshay magaalada Minneapolis jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ku nool.…
