Iran oo Lagu Casuumay Kulan Nabadeedka Syria
Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Iran inay ka qeyb gasho wada hadalada nabadeed ee Syria, wadahadaladaa oo la qorsheeyay in maalinta Arbacada ah ay ka furmaan dalka…
Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Iran inay ka qeyb gasho wada hadalada nabadeed ee Syria, wadahadaladaa oo la qorsheeyay in maalinta Arbacada ah ay ka furmaan dalka…
Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:-…
By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing…
Laga bilaabo maanta waxaa si rasmi ah dawladda Faransiisku ugu magacawday Mr Remi Marechaux kaddib markii Madaxweyne Xassan Shiikh uu ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga Danjiraha Faransiiska ee Soomaalia. Intii lagu…
Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si…
____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu…
Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad…
Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday…
Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo…
Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana…