Berri oo Jimce ah ayaa La keeni doonaa Maydkii Marxuum Cabdirizaaq Magaalada Muqdisho.
. Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga heerka Qaran oo loo xilsaaray aaska Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdirizaaq Xaaji Xusseen waxaa berito oo jimce ah la keeni doonaa magaalada muqdisho Meydka…
Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah
Deeqdaan waxaay katimid Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana loogu deeqay Cisbitaalka madiina oo daawadaas baahi weeyn u qabay iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo iyagu faraha ku haya cisbitaalo gaar ah oo…
Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya
Waxaa Xalay Dalka Mareeykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Raiisulwasaarihii Hore ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen oo ah halgamaa ka qaybqaatay dagaalkii loo galay dhidbidda Xorriyadda Marxuum Cabdirizaaq…
Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey
Lixbilood kaddib waxaa lasiidaayey xalay Xassan Daahir Aweeys oo ilaa 2006dii dagaal hubaysan kula jiray dawladda Soomaaliya kuna biiray kooxda dhiigyahabka ah ee Alshabaab Daahir Aweeys wuxuu farciddi leh uga…
Somaliland clan loyalty hampers women’s political prospects
Women face few restrictions in Somaliland, the self-declared independent republic in the north-western corner of conflict-ridden Somalia. They can work, own property, and be vocal on social issues. But politics…
Wasiirkii dagaa meel ka baxsan Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo loo balan qaaday Bilad
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeesay bilad sharfeed u balan qaaday in ay siin doonaan Wasiirkii daga meel ka baxsan agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya . Guddoomiyaha gobolka Banaadir…
Aqriso Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland oo goordhaw lagu dhawaaqay
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska Golaga Wasiirada Cuub ee Maamulkaasi. Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland…
Daawo Sawirada Wajiyada Golaha Wasiirada Cusub oo Maanta kulankii ugu horeeyay ku yeeshay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulankan diirada lagu…
Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw Codka Kalsoonida siiyay Xukuumada Cusub ee Somalia
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Daqiiqado yar kahor waxa ay codka Kalsoonida siiyeen Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra’izul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed oo maanta Baarlamaanka la horkeenay. Xildhibaanada Baarlamaanka ee…
Iran oo Lagu Casuumay Kulan Nabadeedka Syria
Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Iran inay ka qeyb gasho wada hadalada nabadeed ee Syria, wadahadaladaa oo la qorsheeyay in maalinta Arbacada ah ay ka furmaan dalka…
