Berri oo Jimce ah ayaa La keeni doonaa Maydkii Marxuum Cabdirizaaq Magaalada Muqdisho.
. Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga heerka Qaran oo loo xilsaaray aaska Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdirizaaq Xaaji Xusseen waxaa berito oo jimce ah la keeni doonaa magaalada muqdisho Meydka…
