Weerar lagu soo Qaaday Musharax u tartamayey Madaxweynanimada Puntland
Waxaa maanta la weeraray Gaari waday Cabdidaahir Maxamad Yusuf Yeey oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweyninimada Puntland,oo ku sugnaa bartamaha Magaalo Madaxda Garoowe. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa goobta waxyeeladu…
Sideed Qof oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dawladad
Saaka waxaa ka dhacay aagga Mukayga ee degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada hoose dagaal dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Ciidamada waxaana dagaalku ka dhacay bar isbaaro u tiil cutubyo ka…
Meheradihii Soomaalida oo lagu boobay Koonfurta Suudaan
Dagaalka ka bilowday koonfurta Dalka Suudaan wuxuu Keenay in la boobo ganacsigii xooganaa oo Soomaalidu ku lahaayeen dalka Koonfurta Suudaan Waxaana khatar galay naftii dadka Soomaaliyeed oo kunoolaa dalkaas. Halka…
Baarlamaanka dalka soomaaliyia oo kalsoonidii siiyey raiisulwasaaraha Cusub
Maanta oo sabti ah waxaa madaxweeynaha Soomaaliya uu baarlamaanka usoo bandhigay Raiisulwasaaraha cusub oo uu doortay kaddib markii baarlamaanku xilkii uu hayey uu ka xayuubiyey Raiisulwasaarihii horeMudane Saacid. Madaxweeynaha ayaa…
Xaaladda Keenya
Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta…
Raiisulwasaare Cusub
Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada, laguna khal khal galinaya amniga. “Waa fal laga argagaxo oo meelna raad kaga lahayn Islaanimada iyo…
Wasiirkii hore
Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey…
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Dagaallo Beeleed uma Dul-qaadanayno Qas-wadayaashana Tallaabo adag ayaa laga Qaadayaa”
Talaado, December 17, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay colaadaha iyo dagaallada kasoo cusboonaaday deegaannada qaarkood, isagoo tacsi…
Qarax khasaare geystey oo goor dhow Boosaaso ka dhacay
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku…
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo tababar ugu soo xiray dalka Uganda ciidamo ka tirsan kuwa X.D.S
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa kaga qaybgalay dalka Uganda xaflad lagu soo afmeerayay tababar mudo dheer uga socday Uganda ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya kuwaasoo…
