Baarlamaanka Soomaaliya oo Diiday Mooshin ku saabsan guddiyada joogtada ah
Maanta waxaa golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka bilowday dood aay soo qaddimeen xildhibaanada qaarkood oo ku saabsanayd in laga doodo islamarkaana loo codeeyo in la beddelo guddiga joogtada ah ee xildhibaanada,iyadoo…
