Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdixakiim Daahir (Saacid) oo Shalay ka degay Gaalkacyo
Waxaa sii diiran shalay loogu soo dhaweeyey garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jeneraal Saaciid.Soo dhaweeynta taliyaah looma kala harin waxaana ka qaybgalay labaad Maamul ee Puntland iyo Galmudug.Generaalku…
