Maanta iyada oo aan loo kala harin waxaa lasii sagootiyey Raiisulwasaarihii hore Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen
Waxaa maanta Gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo buuxiyey Madaxdii dalka iyo ergooyin farabadan oo uu hoggaaminayo Madaxweeynaha Soomaaliya waxaana markii uu soo degay maydka Marxuumka loo…
