Xaaladda Keenya
Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta…
Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta…
Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada, laguna khal khal galinaya amniga. “Waa fal laga argagaxo oo meelna raad kaga lahayn Islaanimada iyo…
Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey…
Talaado, December 17, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay colaadaha iyo dagaallada kasoo cusboonaaday deegaannada qaarkood, isagoo tacsi…
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku…
Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa kaga qaybgalay dalka Uganda xaflad lagu soo afmeerayay tababar mudo dheer uga socday Uganda ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya kuwaasoo…
Bandhig farshaxaneed Soomaaliyeed ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyadoo bandhigan uu qayb ka yahay barnaamij cusub oo loogu magac-daray (Quraca Nabada), kaasoo suura-gelinaya in…
Boqollaal qof oo dadka reer Kismaayo ah ayaa saaka waxa ay guryahooda uga soo kalaheen si ay u muujiyaan taageeradooda ku aadan ra’isul wasaaraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane…
Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya,kaaso u qaabilsanan doonna arrimaha Soomaaliya . IGAD waa urur ay ku mideysanyihiin dalalka dhaca barriga Afrika,waxana dal walba uu ururku ku…
kulan waqti qaatay oo maantay xafiiska guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ke dhexmaray guddoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka,ayaa waxaa laga codsadey in madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya in Ra’isulwasaaraha uu Baarlamaanka horkeeno…