wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia oo ka hadashay safarkeedii Koonfurta Suudaan
Marwo Fowsiya Yusuf oo kamid ahayd guddigii ka socday qaaradda Afrika oo loo xilsaaray xallinta qalaalasihii dhiggu ku daatay ee ka dhacay koonfurta Suudaan halkaas oo uu ka socdo dagaal…
Ergayga Xoghayaha Guud UN-ka oo ka hadlay Xaaladda Puntland
Nicholas Kay oo ah ninka ugu sarreeya ergada qaramada midoobay ee dalka Soomaaliya wuxuu maanta ka hadlay xaaladda ismaamul goboleedka Puntland gaar ahaa doorashooyinka muddada gaabani ka harsan tahay oo…
Baarlamaanka Soomaaliya oo Diiday Mooshin ku saabsan guddiyada joogtada ah
Maanta waxaa golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka bilowday dood aay soo qaddimeen xildhibaanada qaarkood oo ku saabsanayd in laga doodo islamarkaana loo codeeyo in la beddelo guddiga joogtada ah ee xildhibaanada,iyadoo…
Weerar lagu soo Qaaday Musharax u tartamayey Madaxweynanimada Puntland
Waxaa maanta la weeraray Gaari waday Cabdidaahir Maxamad Yusuf Yeey oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweyninimada Puntland,oo ku sugnaa bartamaha Magaalo Madaxda Garoowe. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa goobta waxyeeladu…
Sideed Qof oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dawladad
Saaka waxaa ka dhacay aagga Mukayga ee degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada hoose dagaal dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Ciidamada waxaana dagaalku ka dhacay bar isbaaro u tiil cutubyo ka…
Meheradihii Soomaalida oo lagu boobay Koonfurta Suudaan
Dagaalka ka bilowday koonfurta Dalka Suudaan wuxuu Keenay in la boobo ganacsigii xooganaa oo Soomaalidu ku lahaayeen dalka Koonfurta Suudaan Waxaana khatar galay naftii dadka Soomaaliyeed oo kunoolaa dalkaas. Halka…
Baarlamaanka dalka soomaaliyia oo kalsoonidii siiyey raiisulwasaaraha Cusub
Maanta oo sabti ah waxaa madaxweeynaha Soomaaliya uu baarlamaanka usoo bandhigay Raiisulwasaaraha cusub oo uu doortay kaddib markii baarlamaanku xilkii uu hayey uu ka xayuubiyey Raiisulwasaarihii horeMudane Saacid. Madaxweeynaha ayaa…
Xaaladda Keenya
Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta…
Raiisulwasaare Cusub
Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada, laguna khal khal galinaya amniga. “Waa fal laga argagaxo oo meelna raad kaga lahayn Islaanimada iyo…
Wasiirkii hore
Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxana uu illaah uga baryey…
