Waxaa maanta kulmay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha Cusub Cabdiwali.
Raiisulwasaaraha Cusub oo dhawaan la magacaabay Cabdiwali Shiikh Axmad ayaa maanta xaafiiskiisa kusoo booqday Raiisulwasaaraha la casilay Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),labadaas masuul waxaay kawada hadleen sidii xilwareegintu u dhici…
