Cabdiwali Baa loo doortay Madaxweeynaha Puntland
Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday…
Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday…
Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo…
Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana…
Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku…
Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada…
Mohamed Mohamud Universal TV October 26, 2013, in Mogadishu, Somalia Unidentified gunmen shot Universal TV reporter Mohamed Mohamud, 26, outside of his home on October 22, 2013, in Wadajir district…
Waxaa maanta magaalada muqdishow kusoo noqday guddigii uu hoggaaminayey madaxweeynaha dalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud,wafdigaas waxaa gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxmad Shiikh Cusmaan Jawaari…
Waxaa shirkii isimada uga socday baryahaan magaalada Garoowe ka soo baxay go,aamo aay u dhan yihiin qalinkana aay ku duugeen isimadii soo jireenka ahaa ee Puntland ,go,aamadaas ooku saabsan sidii…
Waxaa maanta oo khamiis ah xilkii lakala wareegay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha cusub oo la doortay Mudane Cabdiwali. Xilwareejinta maanta waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha…