Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa
Waxaa maanta ka dhacay qarax agagaarka Jidka Tribuunka qaraxaas oo lala beegsday Kuxigeenka Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar Waxaana la rumaysan yahay in qaraxaasi ka dhashay waxyaabaha qarxa oo…
