Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilkii la wareegay.
Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad…
