Westgate attackers said they were ‘Al Shabaab’
By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing…
By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing…
Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si…
____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu…
Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad…
Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday…
Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo…
Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana…
Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku…
Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada…