Gacan ku dhiiglayaal Qirtay Dilkii Marxuumad Nafiiso Cusmaan oo nabadsugiddu soo bandhigtay
Ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay labo dhalinyaro ah oo markii la qabtqy qirtay in aay ka dambeeyeen dilkii Marxuumad Nafiiso Salaad oo ahayd Gabar dhalinyaro ah oo oo dhawaan…
