Home » Archives by category » All News (Page 612)
Berrito waxaa la dooranayaa Madaxweynihii Puntland

Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta   Musharaxiinta Madaxweynaha      C/raxmaan […]

Continue reading …
Puntland waxaa laxoojiyey Nabadgalyadii Caasimadda

Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana aay soo galaan xarunta doorashada. Maalinta doorashada oo ku aadan bisha 8 Jannaayo waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqyada gadiidka iyo dadkaba inta doorashadu socoto Taliyaha Ciidanka […]

Continue reading …
Baarlmaanka Cusub ee Puntland oo Guddoomiye KMG ah doortay

Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku doorten guddoomiye ku meelgaar ah waxaana loo doortay Mudane Cali Axmad Cusmaan oo noqday xildhibaankii ugu da´da weeynaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub wuxuu jagada sii haynayaa […]

Continue reading …
Guddiga khilaafaadka oo ku dhawaaqay Magacyadii Xubnihii Baarlamaanka

Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada cusub ku jira labo haween ah oo laga kala soo doortay Mudug iyo Sool taasoo  cabasho wayn aay ka muujiyeen haweenka Soomaaliyee Hoos ka akhriso […]

Continue reading …
Somali journalist Killed in Somalia in 2013

  Mohamed Mohamud Universal TV October 26, 2013, in Mogadishu, Somalia Unidentified gunmen shot Universal TV reporter Mohamed Mohamud, 26, outside of his home on October 22, 2013, in Wadajir district of the capital, Mogadishu, local journalists told CPJ. He was shot six times in the neck, chest, and shoulder as he drove to work, […]

Continue reading …

2 Comments

Shir Maanta aay Yeesheen Cadde Muuse iyo Faroole oo ku dhammaaday Isafgarad Waxaa maanta madaxtooyda Puntland ku kulmay wadahadalna ku yeeshay Madaxweyne Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole iyo Madaxweeynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse.Kulankaas waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dhammayn lahaa khilaafkii dhexyiil labadaas Masuul oo muddaba warbaahinta isu marinayey ereyo cambaarayn ah ,waxaana ugu […]

Continue reading …
Waxaa maanta dalka ku soo laabtay Madaxweeyne Xassan Shiikh

Waxaa maanta magaalada muqdishow kusoo noqday guddigii uu hoggaaminayey madaxweeynaha dalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud,wafdigaas waxaa gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxmad Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Raiisulwasaaraha cusub mudane Cabdiwali Shiikh. Madaxweeynaha dalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey waxaay kasoo laabteen shirkii ku sabsanaa arrimaha Koonfurta Suudan oo magaalada Nairobi […]

Continue reading …
Isimada Puntland oo soo saaray goaamo ku Saabsan Doorashada

  Waxaa shirkii isimada uga socday baryahaan magaalada Garoowe  ka soo baxay go,aamo aay u dhan yihiin qalinkana aay ku duugeen isimadii soo jireenka ahaa ee Puntland ,go,aamadaas ooku saabsan sidii doorasho xalaal ah oo hufan aay uga dhici lahayd dawlad goboleedka Puntland iyo sidii loosoo afjarilahaa khilaaf kasta oo dhaca inta doorashada lagu jiro.waxaayna […]

Continue reading …
Raiisulwasaare Cabdi Wali oo maanta xilkii la wareegay

Waxaa maanta oo  khamiis ah xilkii lakala wareegay Raiisulwasaarihii hore Saacid iyo Raiisulwasaaraha cusub oo la doortay Mudane Cabdiwali. Xilwareejinta maanta waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha Maxkamadda sare.Raiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Saacid ayaa ugu horreyn hadalka qaatay isaga oo xusay in xilku yahay meerto oo hadba ciddii loo gartaa aay […]

Continue reading …
Musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland oo Oggolaaday Guddigii Faroole

Shir saacado socday oo aay lahaayeen musharaxiinta Madaxweynanimada Puntland waxaay kasoo saareen go’aan lagu soo afjarayo khilaafkii ka dhextaagnaa Madaxweynaha Puntland iyo Musharaxiinta oo ku saabsanaa khilaafkii ka dhashay guddigii uu magacaabay madaxweeyne Faroole,iyadoo musharaxiintu aay ku eedeeynayeen in Faroole ku takrifalay arin uusan awood u lahayn iyagoo musharaxiintu aay ku doodayeen in qayb lagasiiyo […]

Continue reading …