Home » Archives by category » more news (Page 549)
Shabaab oo Jaabsaday darbiga Madaxtooyada Gudaheedana Madax Sare ku laayey

Maanta oo jimce ah waxaa weerar lagu soo qaaday madaxtooyada iyadoo koox ka tirsan Alshabaab aay soo jabsadeen darbiga madaxtooyada ee Xiga degmada Boondheere iyagoo gudaha usoo galay madaxtooyada muddo koobanna haystay qayb kamid ah madaxtooyada ,nasiib wanaag madaxweeynaha Soomaaliya waa ka nabadgalay dagalkaas aay soo qaadeen Alshabaab iyadoo dhammaanba la toogtay kooxdii Alshabaab oo […]

Continue reading …
Guddoomiye Kuxigeenkii Shabeelada hoose ayaa Maanta Bam loogu xiray gaarigiisa

Waxaa maanta ka dhacay qarax agagaarka Jidka Tribuunka qaraxaas oo lala beegsday Kuxigeenka Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar Waxaana la rumaysan yahay in qaraxaasi ka dhashay waxyaabaha qarxa oo Guddoomiye kuxigeenka loogu xiray gaarigii uu watay. Qaraxaas oo burburiyey gabi ahaanba gaarigii waxaa ku dhaawacmay guddoomiye ku xigeenkii Shabeelada Hoose Mudane Axmed Cumar oo […]

Continue reading …
Berri oo Jimce ah ayaa La keeni doonaa Maydkii Marxuum Cabdirizaaq Magaalada Muqdisho.

    . Sida uu sheegay Guddoomiyaha guddiga heerka Qaran oo loo xilsaaray aaska Raiisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdirizaaq Xaaji Xusseen waxaa berito oo jimce ah la keeni doonaa magaalada muqdisho Meydka marxuumka oo isla berrito lagu aasidoono qabuuraha qaranka ee Magaalada Muqdisho iyadoo loo samayndoono aas qaran ,waxaana magaalada muqdisho kusoo qulqulaya wufuud kala […]

Continue reading …
Isbitaalka Madiina oo Hayadda Bisha Case e Imaaraadku  aay Gaarsiisay Deeq Daawo Ah

Deeqdaan waxaay katimid Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana loogu deeqay Cisbitaalka madiina oo daawadaas baahi weeyn u qabay iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo iyagu faraha ku haya cisbitaalo gaar ah oo aay yimaadaan bukaan socod farabadan. Deeqdaa Imaaraadku waxaay ka kooban tahay  30 kartoon oo u badan daawada lasiiyo dadka qaba cudurka kaneecada dheddiga ahi aay […]

Continue reading …
Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya

Waxaa Xalay Dalka Mareeykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Raiisulwasaarihii Hore ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen oo ah halgamaa ka qaybqaatay dagaalkii loo galay dhidbidda Xorriyadda Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xusseen wuxuu Noqday Raiisulwasaaraha Somaaliya 1964tii wuxuuna jagadaas hayey ilaa 1967 ,isagoo intii xilka uu hayey ku caanbaxay maamul wanaag iyo ciribtirka musuqmaasuqa. Marxuum […]

Continue reading …
Xassan Daahir Aweeys oo lasiidaayey

  Lixbilood kaddib waxaa lasiidaayey  xalay Xassan Daahir Aweeys oo ilaa 2006dii dagaal hubaysan kula jiray dawladda Soomaaliya kuna biiray kooxda dhiigyahabka ah ee Alshabaab Daahir Aweeys wuxuu farciddi leh uga badbaaday  khaarajiintii Godane markii uu si qarsoodi ah  uga soo dhuuntay magaalada Baraawe iyagoo doon yar oo kuwa kalluumaysiga ah kusoo dhuuntay,waxaa kale oo […]

Continue reading …
Somaliland clan loyalty hampers women’s political prospects

Women face few restrictions in Somaliland, the self-declared independent republic in the north-western corner of conflict-ridden Somalia. They can work, own property, and be vocal on social issues. But politics remains a man’s world in the former British protectorate, an oasis of stability in the region. There is only one woman among the 164 MPs and just […]

Continue reading …
Raiisulwasaaraha dalka Soomaaliya  Mudane Cabdiwali Shiikh Wuxuu magacaabay Xukuumad  Konton xubnood ka kooban

Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada  iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:- 1.     Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare 2.     Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane 3.     Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud […]

Continue reading …
Westgate attackers said they were ‘Al Shabaab’

By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing us shouted, ‘We are Al Shabaab,’ that’s when I turned to run shouting myself at those I came across that, ‘they are Al Shabaab/MIKE KARIUKI NAIROBI, Kenya, Jan […]

Continue reading …
Ciidamda kooxda Alshabaab oo weerar kadis ah kusoo qaaday Mahaddaay

Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda  oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si kumeelgaar ah u qabsadaan magaalada waxaay doonaanan ka sameeyaan iyagoo tallaabo aargoosi ah kula dhaqmay dadka reer mahadday ,islamarkaana aay bililiqaysteen goobo ganacsi . Alshabaab […]

Continue reading …