Wasiirada uu Magacaabay Wasiirka Koowaad Cabdiwali Shiikh waxaay gaarayaan 25 Wasiir iyo 25 wasiirkuxigeeno iyo waliba Hoosna shan wasiiru dawlo ka akhriso Magacyada Wasiirada iyo Wasiirokuxigeenada midwalba xilka loo magacaabay:- 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare 2. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane 3. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud […]
Continue reading …By OLIVE BURROWS | January 16, 2014 But before Ndung’u and his colleagues could hide, one of the terrorists caught sight of them, “he lifted his right fist and addressing us shouted, ‘We are Al Shabaab,’ that’s when I turned to run shouting myself at those I came across that, ‘they are Al Shabaab/MIKE KARIUKI NAIROBI, Kenya, Jan […]
Continue reading …Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si kumeelgaar ah u qabsadaan magaalada waxaay doonaanan ka sameeyaan iyagoo tallaabo aargoosi ah kula dhaqmay dadka reer mahadday ,islamarkaana aay bililiqaysteen goobo ganacsi . Alshabaab […]
Continue reading …____________________________________________________________________ Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhacday xaflad xilka lagula kala wareegayey. Madaxweeynihii Hore oo Puntland Mudane Faroole oo hal cod oo keli ah looga guulaystay wuxuu xilkii k wareejiyey Madaxweeynaha Cusub Prof.Cabdi Wali Gaas oo horay usoo ahaa raiisulwasaarihii dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya. Khudbado ayeey isweeydaarsadeen labada madax ,waxaana Mudane […]
Continue reading …Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad Xirsi. Xilwareejintaas o oka dhacday xarunta baarlamaanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ,waxaa kale oo goob joog […]
Continue reading …Wareggii labaad ee Doorashada waxaa isku soo haray Gaas iyi Faroole ,faroole oo haystay 29 cod iyo Cabdwali oo haystay 17 cod.Waxaa la galay wareeggii saddexaad oo aay guushu raacday Cabdiwali oo noqonaya madaxweeynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota. 11 xildhibaan baa isu soo sharaxday doorashada xilka madaxweeynanimada sided kamid ah musharaxiintu waxaay […]
Continue reading …Waxaa la dhammeystiray oo soo dhammaaday khudbooyinkii aay baarlamaanka hortiisa ka jeedinayeen Musharaxiinta u taagan jagada madaxweeynanimada Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka.Waxaa musharax walba lasiiyey 15 daqiiqo oo uu kusoo koobo barnaamijka uu ku maamulayo Buuntland 5sano oo soo socota haddii uu Madaxtinnmaad ku guulaysto hoos ka akhriso magacyada Musharaxiinta Musharaxiinta Madaxweynaha C/raxmaan […]
Continue reading …Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana aay soo galaan xarunta doorashada. Maalinta doorashada oo ku aadan bisha 8 Jannaayo waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqyada gadiidka iyo dadkaba inta doorashadu socoto Taliyaha Ciidanka […]
Continue reading …Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku doorten guddoomiye ku meelgaar ah waxaana loo doortay Mudane Cali Axmad Cusmaan oo noqday xildhibaankii ugu da´da weeynaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub wuxuu jagada sii haynayaa […]
Continue reading …Waxaa guddiga khilaafaadku soo bandhigay liiskii Xildhibaanada oo aay soo gudbiyeen isimada Puntland liiskaas oo ka koobnaa 66 xubnood.Liiskaan cusub sidii la filaayey waxaa oggolaaday musharaxiinta xilka madaxweynanimada. waxaa xildhibaanada cusub ku jira labo haween ah oo laga kala soo doortay Mudug iyo Sool taasoo cabasho wayn aay ka muujiyeen haweenka Soomaaliyee Hoos ka akhriso […]
Continue reading …